HomeWararBooliska Somaliland oo Wiil dhallinyaro ah toogtay

Booliska Somaliland oo Wiil dhallinyaro ah toogtay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Wararka aan ka helayno Magaalada Boorama ee Somaliland ayaa ku warramaya in caawa halkaasi lagu dilay Wiil dhalinyaro ah, waxaana la helayaa faah faahiino kala duwan oo dilkaasi ku aaddan. Wararku waxaa ay sheegayaan in Jaamacadda Camuud ay Ciidanka Booliska Somaliland ay toogteen wiilkaasi, waxaana wararku sheegayaan in Wiilka la dilay uu jimicsi u tagay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka helayno Magaalada Boorama ee Somaliland ayaa ku warramaya in caawa halkaasi lagu dilay Wiil dhalinyaro ah, waxaana la helayaa faah faahiino kala duwan oo dilkaasi ku aaddan.

Wararku waxaa ay sheegayaan in Jaamacadda Camuud ay Ciidanka Booliska Somaliland ay toogteen wiilkaasi, waxaana wararku sheegayaan in Wiilka la dilay uu jimicsi u tagay dooxada camuud, kadibna halkaasi lagu toogtay sida wararku sheegayaan.

- Advertisement -

Dilka kadib Ciidamo frabadan oo ka tirsan Booliska Somaliland ayaa isku gadaamay Cusbitaalka Boorama oo la keenay Maydka Wiilka.

Wali ma jiran wax faah faahin ah oo laag bixiyay dilka wiilkaasi, sidoo kale laamaha ammaanka ee Boorama kama hadlin.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts