HomeCaalamkaMareykanka oo Wadatashi la leh Dalal ku yaalla Bartamaha Qaaradda Asia 

Mareykanka oo Wadatashi la leh Dalal ku yaalla Bartamaha Qaaradda Asia 

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Saddex Ilo-wareed ayaa sheegay inay Dowladda Maraykanka Wada-xaajood la leedahay Dowladaha Tajakistaan, Kasakhistaan iyo Usbakistaan, si ay Magan-gelyo Qaxootinimo oo Ku-meel-gaar ah u siiyaan Kumanaan shaqaale u dhashay Afghanistan oo cabsi laga qabo inay Dagaalamayaasha Kooxda Daalibaan ugaarsadaan. Shaqaalahaasi oo u badan Turjumaano waxay  la shaqeyn jirey Ciiddanka Maraykanka ee dalka Afganistan ku sugnaa 20-kii […]

- Advertisement -
Saddex Ilo-wareed ayaa sheegay inay Dowladda Maraykanka Wada-xaajood la leedahay Dowladaha Tajakistaan, Kasakhistaan iyo Usbakistaan, si ay Magan-gelyo Qaxootinimo oo Ku-meel-gaar ah u siiyaan Kumanaan shaqaale u dhashay Afghanistan oo cabsi laga qabo inay Dagaalamayaasha Kooxda Daalibaan ugaarsadaan.
Shaqaalahaasi oo u badan Turjumaano waxay  la shaqeyn jirey Ciiddanka Maraykanka ee dalka Afganistan ku sugnaa 20-kii sano ee la soo dhaafay.
Dhinaca kale, Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka, Antony Blinken waxa uu Khadka Telefoonka kula hadlay dhigiisa dalalka Tajakistaan,  Usbakistaan iyo Kasakhistan, balse, wax Faahfaahin ah lagana bixinin qoddobadii ay ka wada hadleen.
Dowladda Maraykanka waxay Toddobaadkii hore sheegeen inay shaqaalahaasi la siin doono Magan-gelyo, laguna hawlan yahay Dukumentiyadii Socdaalka ee loogu daabuli lahaa Maraykanka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts