HomeCaalamkaMareykanka oo Xafiis laga taagero Afganistan ka furaya Dal carbeed

Mareykanka oo Xafiis laga taagero Afganistan ka furaya Dal carbeed

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Xoghayaha Difaaca Maraykanka, Lloyd Austin waxa uu ansixiyey in Xafiiska Iskaashiga Ammaanka laga furo dalka Qatar. Afhayeenka Waaxda Difaaca Maraykanka ee The Pentagon, John Kirby ayaa shalay shaaciyey Furitaanka Xafiiskaasi, iyadoo General Curtis Buzzard loo magacaabay Madaxa Taageeradda CJiiddanka Qaranka Afganistan. Afhayeenka waxa kale oo uu xusay in la asaasay Ciiddamo Maraykan iyo Afganistan ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xoghayaha Difaaca Maraykanka, Lloyd Austin waxa uu ansixiyey in Xafiiska Iskaashiga Ammaanka laga furo dalka Qatar.

Afhayeenka Waaxda Difaaca Maraykanka ee The Pentagon, John Kirby ayaa shalay shaaciyey Furitaanka Xafiiskaasi, iyadoo General Curtis Buzzard loo magacaabay Madaxa Taageeradda CJiiddanka Qaranka Afganistan.

- Advertisement -

Afhayeenka waxa kale oo uu xusay in la asaasay Ciiddamo Maraykan iyo Afganistan ee Aaga Hore, iyadoo Taliye looga dhigay Admiral Peter Vasley, isagoo taageero ka helaya General Curtis Buzzard oo isaga hoggaaminaya Xafiiska Maaraynta Iskaashiga Ammaanka ee Afganistan (The Defense Security Cooperation Management Office-Afghanistan).

General Curtis Buzzard waxa kale oo uu noqonayaa Maamulaha Maalgelinta Taageerada ee Ciiddanka Difaaca Qaranka Afganistan iyo taageerada diyaaradaha ee badbaadinta ciiddamada ku sugan Afganistan.

Dhinaca kale, Ciiddanka Maraykanka ee ku sii nagaanayo Afganistan waxay diirada saari doonaan sugida Amaanka oogitaanka Diplomaasiyiinta Maraykanka ee ku sugan Afganistan iyo Taageeradda Codsiyada Amaanka ee looga baahan yahay Garoonka Diyaaradaha ee Kabul, La-talinta iyo Taageerida Ciiddamada Afganistan iyo dadaalada lagula dagaalamayo waxa loogu yeero Argagixisada.

- Advertisement -

Mar sii horeysay oo shalay oo Jimco ahayd, Ciiddanka Maraykanka waxay ka wada baxeen Saldhiga Ciiddanka Cirka ee Bagram Air Base oo ku yaalla duleedka caasimadda Afganistan ee Kabul, iyadoo Ciiddanka Afganistan lagu wareejiyey Ammaanka Saldhigaasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts