HomeCaalamkaQoys Muslimiin oo ku geeriyooday Dab ka kacay Dhismo ay deganaayeen 

Qoys Muslimiin oo ku geeriyooday Dab ka kacay Dhismo ay deganaayeen 

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

7 qof oo ay 4 ka mid carruur ahaayeen ayaa ku dhintay Dab ka kacay Dhismo la degan yahay oo ku yaalla Degjmadda Jestermere oo  aan ka fogeyn magaalladda Kalagari ee Gobalka Alberta ee dalkaasi. Dadka ku geeriyooday dabkaasi ayaa kala ahaa 2 nin oo da’diisa u dhexeysay 30-jir ilaa 38-jir iyo Afar carruur oo ay da’dooda kala ahayd […]

- Advertisement -

7 qof oo ay 4 ka mid carruur ahaayeen ayaa ku dhintay Dab ka kacay Dhismo la degan yahay oo ku yaalla Degjmadda Jestermere oo  aan ka fogeyn magaalladda Kalagari ee Gobalka Alberta ee dalkaasi.

Dadka ku geeriyooday dabkaasi ayaa kala ahaa 2 nin oo da’diisa u dhexeysay 30-jir ilaa 38-jir iyo Afar carruur oo ay da’dooda kala ahayd 4 jir, 8 jir iyo 12 jir.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Dabkaasi waxaa ka badbaaday afar carruur iyo qof weyn, kuwaasi oo ay suurtogashay inay ka baxsadaan dabka ka kacay Dhismahaasi.

Telefishinka Kanada ee CTV ayaa baahiyey inay 2 qoys oo Muslimiin ah ku noolaayeen Guriga uu dabku ka kacay, mana kala cadda waxa sababay dabkaas ee khasaaraha Nololeed iyo mid Hantiyeed geystay.

Latest stories