HomeCaalamkaNin ka qeyb qaatey xasuuqii Rwanda oo lagu xukumey 25 sano oo...

Nin ka qeyb qaatey xasuuqii Rwanda oo lagu xukumey 25 sano oo xabsi ah

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Maxkamadda sare ee Rwanda, ayaa ku xukuntay Jean Claude Iyamuremye shan iyo labaatan snao oo xabsi ah, maadaama uu galey dambi xasuuq markii ay dadiidu aheyd sagaal iyo toban sano. Intii ay socotey dacwadda maxkamadda oo aheyd shan sano, Iyamuremye ayaa iska diidey inuu kaalin ku lahaa dilalkii dhacayey ee ahaa xasuuqii lagala soo horjeeday […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamadda sare ee Rwanda, ayaa ku xukuntay Jean Claude Iyamuremye shan iyo labaatan snao oo xabsi ah, maadaama uu galey dambi xasuuq markii ay dadiidu aheyd sagaal iyo toban sano.

Intii ay socotey dacwadda maxkamadda oo aheyd shan sano, Iyamuremye ayaa iska diidey inuu kaalin ku lahaa dilalkii dhacayey ee ahaa xasuuqii lagala soo horjeeday qabiilka Tutsi-ga, isagoo sheegay in hooyadiisba ay aheyd Tutsi.

- Advertisement -

Garsoore ayaa arbacadii sheegay inuu ku xukumi lahaa Iyamuremye xabsi daa’in, laakiin uu uggu qafiifiyey xukunkiisa maadaama uu ahaa qof yar markii uu galayey danbiga, uuna badbaadiyey qoysas u dhashey qabiilka Tutsi-ga.

Garsooraha ayaa sidoo kale sheegay Iyamuremye inuu kamid ahaa koox dagaal yahano ah, kuwaasoo diley dad katirsan qabiilka Tutsi-ga oo ay daris ku ahaayeen caasimadda Kigali.

Iyamuremye ayaa laga soo xirey dalka The Netherlands sanadkii 2013-kii, halkaasoo uuka ahaa darawal u shaqeeya shaqaalaha safaaradaha Israel iyo Finland ay ku leeyihiin dalkani, isagoo dib looggu soo celiyey Rwanda sanadkii 2016-kii.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts