HomeCaalamkaMadaxwayne ku-xigeenka Puntland oo shir Guddoomiyay Shirka Maamul Daadajinta iyo Adeeg Bixinta...

Madaxwayne ku-xigeenka Puntland oo shir Guddoomiyay Shirka Maamul Daadajinta iyo Adeeg Bixinta Puntland

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad gobaleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta shir-Guddoomiyay shirka Maamul baahinta Puntland oo ku qabsoomay Qasriga Madaxtooyada Puntland. Shirka maamul baahinta Puntland waxaa ka qeybgalay Wasiirada bah-wadaagta ku ah mashruuca horumarinta degmooyinka Puntland ee JPLG iyo daadejinta adeega Dowladaha Hoose ee Puntland. Kulanka ayaa looga hadlay qorshaha maamul baahinta iyo […]

- Advertisement -

Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad gobaleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta shir-Guddoomiyay shirka Maamul baahinta Puntland oo ku qabsoomay Qasriga Madaxtooyada Puntland.

Shirka maamul baahinta Puntland waxaa ka qeybgalay Wasiirada bah-wadaagta ku ah mashruuca horumarinta degmooyinka Puntland ee JPLG iyo daadejinta adeega Dowladaha Hoose ee Puntland.

- Advertisement -

Kulanka ayaa looga hadlay qorshaha maamul baahinta iyo mashruuca horumarinta degmooyinka Puntland, iyadoo la hubinayo adeegyada Dowladdu u qabato Bulshada.

Latest stories