HomeCaalamkaWasiirka arrimaha dibadda Yuhuudda "Israel kama guureyso Bariga Dhexe"

Wasiirka arrimaha dibadda Yuhuudda “Israel kama guureyso Bariga Dhexe”

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Wasiirka arrimaha dibadda Israel Yair Lapid oo maanta xarigga ka jaray safaaradda cusub ee dalkiisu ku yeelan doono Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa wuxuu ballaan qaad nabadeed u muujiyay dalkii ay mar cadowga ahaayeen. “Israel waxay dooneysaa inay nabad kula joogto deriskeeda – dhamaan dariskeeda. Meel aan u soconno ma jirto. Bariga Dhexe waa gurigeena,” ayuu […]

- Advertisement -

Wasiirka arrimaha dibadda Israel Yair Lapid oo maanta xarigga ka jaray safaaradda cusub ee dalkiisu ku yeelan doono Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa wuxuu ballaan qaad nabadeed u muujiyay dalkii ay mar cadowga ahaayeen.

“Israel waxay dooneysaa inay nabad kula joogto deriskeeda – dhamaan dariskeeda. Meel aan u soconno ma jirto. Bariga Dhexe waa gurigeena,” ayuu yiri Lapid intii lagu guda jiray xafladii xarigga looga jarayay safaaradooda sida kumeel gaarka ah u shaqeyneysa ee Abu Dhabi.

- Advertisement -

 

Sida ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters, booqashada Yair Lapid uu ku joogoo Dubai oo ah mid labada maalmood ah, ayaa noqoneysa tii ugu horreysay ee wasiir ka tirsan xukuumadda Israel uu ku tago waddamada Khaliijka tan iyo markii ay labada dal xiriir wadayeesheen sanadkii hore.

Latest stories