HomeCaalamkaBurcad ku labbisnaa dharka dumarka oo gacanta lagu soo dhigay

Burcad ku labbisnaa dharka dumarka oo gacanta lagu soo dhigay

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Qof rag ah oo lagu tuhmayo inuu u labistay sidii dumarka, ayaa kamid ah laba ruux oo laga shakisan yahay oo ay booliiska Kenya soo xireen. Waxaa lasoo xirey burcaddan mar ay isu diyaariyeen iney ku kacaan fal dambiyeed agagaarka xaafadda Langata ee magaalada Nairobi. Peter Omweno Momanyi, waa 24 sano jir, kaasoo loo xirey […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qof rag ah oo lagu tuhmayo inuu u labistay sidii dumarka, ayaa kamid ah laba ruux oo laga shakisan yahay oo ay booliiska Kenya soo xireen.

Waxaa lasoo xirey burcaddan mar ay isu diyaariyeen iney ku kacaan fal dambiyeed agagaarka xaafadda Langata ee magaalada Nairobi.

- Advertisement -

Peter Omweno Momanyi, waa 24 sano jir, kaasoo loo xirey inuu u labistay sidii haweenka, iyadoo uu wehlinayey saaxiibkii John Muchiri Kimani, oo 25 sano jir ah.

 

Labadan qof ee laga shakisan yahay, ayaa iska diidey amar uu siiyey sargaal booliis, kaasoo ka dalbadey iney istaagaan, kagadaal markii uu labadooda mid kamid ah uu si wanaagsan inta u eegay, markaa kadibna uu ka shakiyey inaanu haween aheyn.

- Advertisement -

Markii uu ku amrey iney istaagaan, way ka diideen, iyagoo markaa kadib ka cararey.

Si kastaba ha ahaatee, burcaddii, ma aysan fileyn in sargaalka booliiska uu awoodi doono eryistooda, illaa iyo markii uggu danbeysay uu soo xirey iyagii.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts