HomeCaalamkaTurkiga oo Dayax-gacmeed Isgaarsiineed u diraya hawada Sare

Turkiga oo Dayax-gacmeed Isgaarsiineed u diraya hawada Sare

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Madaxweynaha dalka Turkiga, Rajab Dayib Erdogan ayaa sheegay inay sanadka soo socda Hawada Sare u diri doonaan Dax-gacmeedka  Türksat 6A satellite. Waxa uu hadalkaasi ka sheegay Munaasabadda Hawlgelinta Dayax-Gacmeedka kale ee Turksat 5A oo shalay lagu qabtay Degmadda Gölbaşı oo 20-KM dhanka Koonfurta kaga toosan caasimadda Turkiga ee Ankara. Erdogan waxa uu tilmaamay in ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Turkiga, Rajab Dayib Erdogan ayaa sheegay inay sanadka soo socda Hawada Sare u diri doonaan Dax-gacmeedka  Türksat 6A satellite.

Waxa uu hadalkaasi ka sheegay Munaasabadda Hawlgelinta Dayax-Gacmeedka kale ee Turksat 5A oo shalay lagu qabtay Degmadda Gölbaşı oo 20-KM dhanka Koonfurta kaga toosan caasimadda Turkiga ee Ankara.

- Advertisement -

Erdogan waxa uu tilmaamay in ay Turkiga ka mid noqon doonaan 10-ka Waddan ee Caalamka ee soo saara Dayax-gacmeedyada Isgaarsiinta, iyadoo  Dayax-gacmeedka Türksat 5A satellite oo Hawada loo diri doono dabayaaqada sanadkan uu ka shaqeyn doono dalal ku yaalla Eruope, Bariga Dhexe iyo inta badan dalalka Afrika, oo aysan ku irin Bariga iyo Koonfurta Afrika.

Dhinaca kale, Dayax-gacmeedka Türksat  waxa uu bixin doonaa Adeegyada Baainta Telefishinada ee Europe, Bariga Dhexe iyo Qaaradda Afrika.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts