HomeCaalamkaMaraykanka oo ka hadlay Xabbad-joojinta Ethiopia baaqna u diray Ciiddanka Eritrea

Maraykanka oo ka hadlay Xabbad-joojinta Ethiopia baaqna u diray Ciiddanka Eritrea

Date:

Related stories

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...

Commander ousted after reported refusal to deploy troops

- Somali President Hassan Sheikh Mohamud has removed the...

Pirate attacks on two commercial ships thwarted off Somalia

Armed pirates attacked two commercial vessels in separate incidents...

Race intensifies for Somalia Lower House speaker post

Competition is intensifying for the position of Speaker of...
- Advertisement -

Afhayeenada Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka, Ned Price waxay sheegtay inay tallaabo wanaagsan they Xabbad-joojinta ay Dowladda Ethiopia ku dhawaaqday, isla markaana ay wax ka bedeli karto Xaalladda dhulka ee dagaalka Gobalka Tigraygaj.

 

- Advertisement -

Waxajy intaasi ku dartay inay si dhow ula socon doonaan Horumarada ku soo kordho arrintaasi, iyadoo ugu baaqday dhamaan dhinacyada ku dagaalamaya Ethiopia inay sida ugu dhaqsaha ah uga heshiiyaan Xabbad-joojinta, dib loo soo celiyo Deganaanshaha Gobalka Tigrayga iyo in Samafalka la gaarsiiyo dadka u baahan.

 

Afhayeenada waxay ku boorisay Dowladda Federalka Ethiopia inay sida ugu dhaqsaha badan dib loo soo celiyo Adeega Isgaarsiinta ee Gobalka Tigrayga, Xorriyada Dhaqdhaqaaqa iyo in la damaanad qaado Badqabka Ammaanka ee Shaqaalaha Hawlaha Samafalka ee Gobalka Tigrayga.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Afhayeenadda waxay xustay inuu Maamulka Madaxweyne Biden ugu baaqay inay Eritrea sida ugu dhaqsaha badan Ciiddankooda ugala baxaan xuduudka Ethiopia, taasi oo muhiim u ah dhowrista Xabbad-joojinta Tigrayga.

Latest stories