HomeWararMadaxda ku Shirsan Afisyooni oo Hal arrin kala hadlay wakiillo ka socday...

Madaxda ku Shirsan Afisyooni oo Hal arrin kala hadlay wakiillo ka socday Haweenka

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Shirka u dhexeeya Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamul Goboleedyada dalka ayaa maalintii labaad ka socda Teendhada Afisyooni ee xeyndaabka Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Shirka ayaa waxaa looga hadlayaa dardar-gelinta fulinta heshiiskii 27-kii May laga gaaray qabsoomida doorashada dalka ka dhaceysa iyo horumarada Madaxda ay sameeyeen muddadii halka Bil ay kala maqnaayeen. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shirka u dhexeeya Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamul Goboleedyada dalka ayaa maalintii labaad ka socda Teendhada Afisyooni ee xeyndaabka Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.

Shirka ayaa waxaa looga hadlayaa dardar-gelinta fulinta heshiiskii 27-kii May laga gaaray qabsoomida doorashada dalka ka dhaceysa iyo horumarada Madaxda ay sameeyeen muddadii halka Bil ay kala maqnaayeen.

- Advertisement -

Shirka ayaa Maanta waxaa Warbixino looga dhageystay Kooxda la taliyeyaasha Farsamada Arrimaha Doorashooyinka ee Golaha Wadatashiga Qaranka, iyagoona Warbixin siinaya Madaxda.

Dhinaca kale Maaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada ayaa qaabilay wakiillo ka socday haweenka Soomaaliyeed oo ay horkaceysay Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Marwo Xaniifa Xaabsade.

Kulankaan ayaa waxaa looga arrinsaday xaqiijinta qoondada haweenka ee 30% ee doorashooyinka dhawaan dalka ka dhacaya, waxaana Madaxda Golaha Wadatashiga Qaran ay balan qaadeen in la ilaalin doono qoondada haweenka.

- Advertisement -

Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda xilgaarsiinta Marwo Xaniifa Xaabsade iyo Xildhibaanada Haweenka ee ku jira labada Golle ee Baarlamaanka ayaa horey kulamo kala duwan ula yeeshay Madaxda shirka u socda, iyagoona kala hadlay qoondada haweenka.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts