HomeWararIGAD oo War cusub kasoo saartay Doorashooyinka ka dhacaya Somalia

IGAD oo War cusub kasoo saartay Doorashooyinka ka dhacaya Somalia

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Hadal-qoraal oo ka soo baxay Urur-gobaleeka IGAD ayaa lagu shaaciyey in loo baahan yahay inay Doorashadda Somalia ku dhacdo Xilligii loo qorsheeyey ee ahaa muddo 60 cisho gudaheeda. Hoggaamiyayaasha Siyaasadda Somalia waxay Kulankoodii la soo gebagebeeyey bishii la soo dhaafay ee May 27-dii  waxay isku raaceen Xilliga inay Doorashooyinka ku dhacaan xilliga loo cayimay oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hadal-qoraal oo ka soo baxay Urur-gobaleeka IGAD ayaa lagu shaaciyey in loo baahan yahay inay Doorashadda Somalia ku dhacdo Xilligii loo qorsheeyey ee ahaa muddo 60 cisho gudaheeda.

Hoggaamiyayaasha Siyaasadda Somalia waxay Kulankoodii la soo gebagebeeyey bishii la soo dhaafay ee May 27-dii  waxay isku raaceen Xilliga inay Doorashooyinka ku dhacaan xilliga loo cayimay oo ahaa 60 maalmood gudahooda.

- Advertisement -

Bayaanka IGAD oo laga soo saaray Shirkii 72-aad ee Golaha Wasiiradda Arrimaha Dibedda ee dalalka xubnaha ka ah  Urur-gobaleedkaasi ayaa lag shaaciyey inay lama huraan tahay inay Doorashadda Madaxtinimada Somalia noqoto mid Nidaamsan, Nabadeed, Hufan, Daah-furan, laguna kalsoonaan karo.

Bayaanka waxaa kaloo lagu bogaadiyey Madaxweyne Farmaao, RW Rooble, Shanta Madaxweyne Dowlad-gobaleed iyo Murashixiinta oo Is-afgarad ka gaaray Nidaamka Doorashooyinka soo socda.

 Dhinaca kale, Bayaanka IGAD waxa kale oo Baaq ka soo saaray Doorashadda soo socota ee Madaxtinimada dalka Kenya ka dhici doonta bisha August 9-da ee sanadka soo socda ee 2022-ka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts