HomeCaalamkaMadaxweynaha Masar oo booqday Ciraaq Balan qaadna u sameeyey

Madaxweynaha Masar oo booqday Ciraaq Balan qaadna u sameeyey

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Madaxweyne C/Fataax El-sisi waxa uu maanta booqasho Taariikhi ah ku tegay dalka Iraq, isagoo ballanqaaday Iskaashi buuxa iyo inuu taageerayo Midnimada Iraq iyo inay door dhexe ku yeeshaan Arrimaha Mandiqada. Afhayeenka Madaxtooyada Masar, Basaam Raadi waxa uu  tilmaamay inuu Madaxweyne El-Sisi  hoosta ka xariiqay inay dadka Masaarida xushmad u hayaan Ciraaqiyiinta, Ilbaxnimadooda iyo Taariikhdooda. Madaxweynuhu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne C/Fataax El-sisi waxa uu maanta booqasho Taariikhi ah ku tegay dalka Iraq, isagoo ballanqaaday Iskaashi buuxa iyo inuu taageerayo Midnimada Iraq iyo inay door dhexe ku yeeshaan Arrimaha Mandiqada.

Afhayeenka Madaxtooyada Masar, Basaam Raadi waxa uu  tilmaamay inuu Madaxweyne El-Sisi  hoosta ka xariiqay inay dadka Masaarida xushmad u hayaan Ciraaqiyiinta, Ilbaxnimadooda iyo Taariikhdooda.

- Advertisement -

Madaxweynuhu waxa uu xusay inay Dowladiisa ka shaqeyn doonto xooJinta dhamaan Heerarka Iskaashiga iyo Taageerada soo-celinta Nabadda iyo Ammaanka

Dhinaca kale, Madaxweynaha Masar waxa uu la kulmay dhigiisa dalka Iraq,  Barham Salah iyo Guddoomiyaha Barlamaanka, Maxamed Al-Halbuusi iyo RW Mustafa Al-Kadhimi.

Booqashada uu Madaxweynaha Masar ku tegay dalka Iraq ayaa ah tii ugu horeysay ee uu Madaxweyne Masaari ah ku tago dalkaasi tan iyo sanadkii 1990-kii, xilligaas oo uu Madaxweynihii hore ee dalkaasi, Xusni Mubaarak booqaday magaalladda Baqdaad.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts