HomeCaalamkaShirweyne looga hadlayo Dagaalka Daacish oo ka furmay Talyaaniga

Shirweyne looga hadlayo Dagaalka Daacish oo ka furmay Talyaaniga

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Shirkaasi oo maanta ka furmay caasimadda dalkaasi ee Rome ayaa waxaa Shir guddoominaya Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee dalkaTalyaaniga, Luuiyo Di Maayo iyo dhigiisa dalka Maraykanka, Antoni Blinken.

Wasiiro iyo Wafuud kale oo ka kala socota in ka badan 80 Waddan ayaana ka qeyb glaya Kulankaasi oo looga hadlayo Isbahaysiga Caalamka iyo sidii Kooxda Daacish loo naafayn lahaa.

- Advertisement -

Qoraal uu RW Talyaaniga soo dhigay Bartiisa Facebook ayuu ku sheegay in Kulankaasi looga xaajon doono Istaraatijiyada La-dagaanka waxa uu ugu yeeray Argagixisadda ku sugan Deegaanadda Khatarta ah, sida Syria, Iraq iyo Gobalka Saaxil ee Qaaradda Afrika.

Kulankaasi waxaa kaloo ka qeyb galaya Xoghayaha Guud ee Isbahaysiga NATO, Jens Stoltenberg, Madaxa EU-da ugu qaabilsan Arrimaha Siyaasadda Dibedda,  Josep Borrell iyo tieo Wakiilo ka socda dalal Afrikaan ah oo Goobjoog ahaan loogu casuumay shirkaasi.

Latest stories