HomeCaalamkaDhowr Qof oo ku geeriyootay Qarax ka dhacay Caasimadda Bangaladesh

Dhowr Qof oo ku geeriyootay Qarax ka dhacay Caasimadda Bangaladesh

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ugu yaraan 7 qof ayaa ku geeriyootay, boqolaal kalena wey ku dhaawacmeen, kadib, markii uu qarax ka dhacay Dhismo ku yaalla Deegaanka MOGBAZAR ee duleedka Caasimada dalkaasi ee Dhaka. Taliyaha Taliska Dhexe ee Boliska, Shafiiqul Islaam ayaa sheegay inuu Qaraxaasi burburiyey Dhismahaasi, wuxuuna xusay inuu qaraxaasi ka dhashay Haanta Gaaska cuntada lagu karsado. Taliyuhu waxa uu xusay inay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan 7 qof ayaa ku geeriyootay, boqolaal kalena wey ku dhaawacmeen, kadib, markii uu qarax ka dhacay Dhismo ku yaalla Deegaanka MOGBAZAR ee duleedka Caasimada dalkaasi ee Dhaka.

Taliyaha Taliska Dhexe ee Boliska, Shafiiqul Islaam ayaa sheegay inuu Qaraxaasi burburiyey Dhismahaasi, wuxuuna xusay inuu qaraxaasi ka dhashay Haanta Gaaska cuntada lagu karsado.

- Advertisement -

Taliyuhu waxa uu xusay inay ugu yaraan 400 oo qof oo ay ku jiraan dad wadada marayey iyo kuwo la socday 2 Bas uu dhaawacyo ka soo gaaray Qaraxaasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts