HomeCaalamkaQaraxyo Xoogan oo lala beegsaday Garoon diyaarad oo ku yaalla Jaamu-Kashmiir

Qaraxyo Xoogan oo lala beegsaday Garoon diyaarad oo ku yaalla Jaamu-Kashmiir

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

2 qarax ayaa waxay Waaberigii hore ee saakayto ka dhaceen Saldhig Ciiddanka Cirka Hindiya ku leeyihiin Gobalka lagu murunsan yahay ee Jaamu-Kashmiir. Hadal ka soo baxay Taliska Ciiddanka Cirka ee Hindiya ayaa lagu sheegay in Saldhigaasi oo Ammaankiisa aad loo ilaaliyo ay qaraxyada ka dhaceen Qeybta Farsamada ee Garoonka iyo goob kale oo bannaan. Qaraxa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

2 qarax ayaa waxay Waaberigii hore ee saakayto ka dhaceen Saldhig Ciiddanka Cirka Hindiya ku leeyihiin Gobalka lagu murunsan yahay ee Jaamu-Kashmiir.

Hadal ka soo baxay Taliska Ciiddanka Cirka ee Hindiya ayaa lagu sheegay in Saldhigaasi oo Ammaankiisa aad loo ilaaliyo ay qaraxyada ka dhaceen Qeybta Farsamada ee Garoonka iyo goob kale oo bannaan.

- Advertisement -

Qaraxa 1-aad ayaa la sheegay inuu khasaare fudud u geystay Saqafka Sare ee Qeybta Farsamada ee Saldhiga.

Ugu yaraan hal qof ayaa la sheegay inuu ku dhaawacmay qaraxaasi, halka ay Ciiddanka qabteen 2 qof oo lala xiriirinayo qaraxyadaasi.
Ilo-wareedyo la hadlay Warbaahinta SPUTNIK ee dalka Raashiya waxay tilmaameen inuu qaraxaasi u muuqday inay Diyaarado Daroonis hawada ka soo daadiyeen.

Dhowr Jeer ayey Kooxaha hubeysan ee u dagaalama Xoriyada Gobalka Jaamu Kashmiir waxay Diyaaradaha Darooniska ku weeraraan Garoonkaasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts