HomeCaalamkaMadaxweynihii hore ee Suudan oo loo gudbin doono Maxkamadda ICC

Madaxweynihii hore ee Suudan oo loo gudbin doono Maxkamadda ICC

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Dowladda Sudan ayaa qorsheynayso inay Madaxweynihii hore ee dalkaasi, Jeneral Cumar Xasan Axmed Al-bashiir iyo xubno kalae oo ka tirsanaa Dowladiisa ku wareejin doonaan Maxkamadda Dembiyadda Caalamiga ee ICC oo ay Xarunteeda Dhexe ku taallo magaalladda Hayg ee dalka Netherlands. Wasiirka Arrimaha Federalka ee Sudan, Buthayna Diinaar ayaa hadalkaasi ku sheegtay Shir Jaraa’id oo uu ku qabtay caasimadda Khartoum, waxayna […]

- Advertisement -

Dowladda Sudan ayaa qorsheynayso inay Madaxweynihii hore ee dalkaasi, Jeneral Cumar Xasan Axmed Al-bashiir iyo xubno kalae oo ka tirsanaa Dowladiisa ku wareejin doonaan Maxkamadda Dembiyadda Caalamiga ee ICC oo ay Xarunteeda Dhexe ku taallo magaalladda Hayg ee dalka Netherlands.

Wasiirka Arrimaha Federalka ee Sudan, Buthayna Diinaar ayaa hadalkaasi ku sheegtay Shir Jaraa’id oo uu ku qabtay caasimadda Khartoum, waxayna xustay inay Dowladda Sudan go’aansan doonaan inay Al-bashiir iyo xubno kale u gudbiyaan Maxkamadda ICC-da.

- Advertisement -

Waxay intaasi ku dartay in Al-bashiir la wareein doono marka ay Maxkamadaha Gudaha  soo gebagebeeyaan Dacwadaha  Musuqa iyo kuwa kale ee loo haysto.

Maxkamadda Caalamiga ee Dembiyadda ee ICC-da waxay ku eedeeyeen Al-bashiir iyo saddexda Sarkaal ee kale inay geysteen Dembiyo Dagaal, Xasuuq iyo Falal ka dhan ah Xuquuqda Aadanaha, waa sida ay Maxkamada ku doodayso.

Latest stories