HomeWararDowladda Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shir muhiim ah oo la qabtay

Dowladda Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shir muhiim ah oo la qabtay

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Safiirka Soomaaliya ee dalka Djibouti Salaad Cali Jeelle ayaa ka qeyb-galay shirka wasiirrada maaliyadda ee wadamada Geeska Afrika, waxaa sidoo kale shirkaas ka qeyb-galay mas’uuliyiin ka socotay wasaaradda maaliyadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Shirka ayaa waxa looga hadlayay hormarinta is-dhexgalka ganacsiga ee dalalka Geeska, waxaana si gaar ah diiradda loogu saaray dhismaha wadooyin isaga kala […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Safiirka Soomaaliya ee dalka Djibouti Salaad Cali Jeelle ayaa ka qeyb-galay shirka wasiirrada maaliyadda ee wadamada Geeska Afrika, waxaa sidoo kale shirkaas ka qeyb-galay mas’uuliyiin ka socotay wasaaradda maaliyadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Shirka ayaa waxa looga hadlayay hormarinta is-dhexgalka ganacsiga ee dalalka Geeska, waxaana si gaar ah diiradda loogu saaray dhismaha wadooyin isaga kala goosha guud ahaan dalalka gobolka.

- Advertisement -

Si gaar waxaa looga hadlay sidii Geeska Afrika looga hir-gelin lahaa qadad Tareen, oo muhiim u ah fursadaha ganacsi ee gobolka.

Shirkii ka dhacay Magaalada Jabuuti ee Caasimadda Djibouti ayaa waxaa uu daba socday shir sanadkii hore lagu qabtay dalka Jabuuti, kaas oo looga hadlay arrimaha is-dhexgalka ganacsiga ee dalalka Geeska Afrika.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts