HomeWararAl-shabaab oo weerar ku bilowday Qarax ku qaaday degaan ka tirsan Mudug

Al-shabaab oo weerar ku bilowday Qarax ku qaaday degaan ka tirsan Mudug

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Wararka aan ka heleyno deegaanka Wisil ee Goboka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas waaberigii hore ee saakay uu ka dhacay dagaal Culus oo u dhexeeyay Ciidanka Daraawiishta Maamulka Galmudug, dadka deegaanka iyo Al-shabaab. Dagaalkaan ayaa yimid, kadib markii Al-shabaab weerar ku bilowday Qarax Is-miidaamin ah ay ku qaadeen gudaha degaanka Wisil, waxaana kadib […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno deegaanka Wisil ee Goboka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas waaberigii hore ee saakay uu ka dhacay dagaal Culus oo u dhexeeyay Ciidanka Daraawiishta Maamulka Galmudug, dadka deegaanka iyo Al-shabaab.

Dagaalkaan ayaa yimid, kadib markii Al-shabaab weerar ku bilowday Qarax Is-miidaamin ah ay ku qaadeen gudaha degaanka Wisil, waxaana kadib xigay dagaal la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan oo halkaas ka dhacay.

- Advertisement -

Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa lagu warramayaa inuu dagaalka ka dhashay, iyadoona dadka deegaanka ay sheegeen in mar qura ay kusoo tooseen jugta qarax weyn oo dhacay iyo rasaas farabadan.

Saraakiil ka tirsan Ciidanka Maamulka Glmudug ayaa sheegay inay iska difaaceen weerarkii uga yimid dhinaca Al-shabaab, isla markaana weli uu socdo dagaal, ayna dib ka shaacin doonaan khasaaraha jira.

Ilaa iyo hadda si dhab ah looma oga khasaaraha ka dhashay dagaalka iyo weerarka, waxaana adeg in xog dheeraad ah laga helayo deegaanka Wisil ee Gobolka Mudug, waxaana dagaalka ka qeyb ah dadka deegaanka oo is abaabulay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts