HomeCaalamka17 askari oo Kenyan ah oo ku dhintay diyaarad soo dhacday

17 askari oo Kenyan ah oo ku dhintay diyaarad soo dhacday

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Helikoptar ay Ciiddanka Kenya lahaayeen ayaa waxay  barqanimadii maanta ku burburtay Garoon ku yaalla Deegaanka Oltinga ee ka tirsan Degmadda Nagong ee Gobalka Kajiyado. Diyaaradaasi oo nooceedu ahaa Mi 171e Helicopter waxaa burburtay xilli ay ku jirtay Hawlgal Tababar, sida uu sheegay Afhayeenka Ciiddanka Kenya, Zippora Kiyoko.   Taliyaha Boliska Gobalka Kajiyado, Muthuri Mwongera waxa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Helikoptar ay Ciiddanka Kenya lahaayeen ayaa waxay  barqanimadii maanta ku burburtay Garoon ku yaalla Deegaanka Oltinga ee ka tirsan Degmadda Nagong ee Gobalka Kajiyado.

Diyaaradaasi oo nooceedu ahaa Mi 171e Helicopter waxaa burburtay xilli ay ku jirtay Hawlgal Tababar, sida uu sheegay Afhayeenka Ciiddanka Kenya, Zippora Kiyoko.

- Advertisement -

 

Taliyaha Boliska Gobalka Kajiyado, Muthuri Mwongera waxa uu sheegay inuu Shilkaasi 8-dii aroornimo ee saakayo ka dhacay meel 60 KM dhanka Koonfureed kaga toosan Deegaanka Oloopolos.

Wax faahfaahin ah kama bixinin Tirada Rakaabkii la socday Helikoptarka burburtay, inkastoo Diyaaradaa noocaasi ah ay qaadi karto celcelis ahaanj 26 qof oo rakaab ah.

- Advertisement -

 

Warar ayaa waxay sheegayaan inay 13 qof laga badbaadiyey Burburka Diyaaradaasi oo holac qabsaday, iyadoo Dadka dhaawacmay loo duuliyey Isbitaalka Ciiddamaadda ee Nairobi.

 

Goobjogayaal ayaa sheegay inay duufaan xoogan dhacaysay, xilligii ay Diyaaradda soo caga-dhiganaysay Garoonka, taasi oo sababtay inuu Duuliyaha si fiican u arki waayey Dhulka Garoonka uu ku degi lahaa.

Diyaaradda ayaa dhulka ku burburtay, iyadoo uu dab xooggan ka kacay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts