HomeCaalamkaKhabiir loo gacan gelin lahaa Maraykanka oo geeriyooday

Khabiir loo gacan gelin lahaa Maraykanka oo geeriyooday

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

John McAfee oo ahaa Khabiir dhanka Teknoolajiyada ayaa waxaa maydkiisa laga helay Xabsi ku yaalla dalka Spain, saacado ka hor, markii loo masaafurin lahaa Maraykanka, si loogu maxkamadeeyo.

 

- Advertisement -

Qareenkiisa iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalka Spain ayaa wada xaqiijiyey geeridiisa.

John McAfee oo 75 jir ah waxa uu horey u sameeyey Antivirus-ka Ammaanka Software-adda Kombiyuutarada oo isaga loogu magac daray.

 

- Advertisement -

Wakaalladda Wararka AP waxay shalay soo werisay inay Maxkamad ku taalla dalka Spain ay anjsixisay Xukun Khabiirkaasi loogu masaafurin jlahaa Maraykanka, kaasi oo saacado ka hor maydkiisa laga dhex helay Xabsigii uu ku xirnaa.

 

Khabiirkaasi waxaa sanadkii hore lagu xiray dalka Spain, kadib markii lagu helay inuu Canshuur la baxsaday.

Waxa uu mar noqday Murashax Xisbiga the Libertarian Party ee dalka Spain ee u taagnaa Doorashadii Madaxtinimada ee sanadkii 2016-kii.

Latest stories