HomeCaalamkaSacuudiga oo dib u bilaabi doonta Deeqda Shidaalka ee Pakistan

Sacuudiga oo dib u bilaabi doonta Deeqda Shidaalka ee Pakistan

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Dowladda Sacuudiga ayaa dib u bilaabi doonta Deeqdaasi, si Dowladda Pakistan looga fogeeyo Xiriirka iyo Galaangalka ay Iiraan ku leedahay Arrimaha dalkaasi.   Wargeyska ka faallooda Arrimaha Dhaqaalaha ee The Financial Times ayaa qoray in Kaalmadaasi la bilaabi doono bisha soo socota ee July, iyadoo qiimaha ay Deeqdaasi ku kici doonto sanadkiiba gaarayso 1.5 Bilyan […]

- Advertisement -

Dowladda Sacuudiga ayaa dib u bilaabi doonta Deeqdaasi, si Dowladda Pakistan looga fogeeyo Xiriirka iyo Galaangalka ay Iiraan ku leedahay Arrimaha dalkaasi.

 

- Advertisement -

Wargeyska ka faallooda Arrimaha Dhaqaalaha ee The Financial Times ayaa qoray in Kaalmadaasi la bilaabi doono bisha soo socota ee July, iyadoo qiimaha ay Deeqdaasi ku kici doonto sanadkiiba gaarayso 1.5 Bilyan oo Dollar.

 

Warkan ku aadan Heshiiska Shidaalka ee ay Dowladda Sacuudiga la gaartay Pakistan ayaa yimid, kadib, cadaadis ay Maraykanka iyo Qatar ku doonayaan in la dhiso Isbahaysi ka dhan ah Iran.

- Advertisement -

RW dalka Pakistan, Imraan Khaan waxa uu bishii hore booqasho ku tegay Sacuudiga, Isku-day uu ku doonayey in lagu soo celiyo Xiriirka xumaaday ee labada dal.

Latest stories