HomeCaalamkaMuran hareeyay Doorashada Itoobiya iyo walaac laga muujiyay Guddiga doorashada

Muran hareeyay Doorashada Itoobiya iyo walaac laga muujiyay Guddiga doorashada

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Guddiga doorashada ee Itoobiya, ayaa muujiyey walaaca ay ka qabaan cabashooyinka la xiriira in wax is daba marin ay ka dhaceen goobihii codka laga dhiibanayey, sida ay soo gudbiyeen xisbiyada mucaaradka.

Wakiilo ka socda xisbiyada mucaaradka, ayaa soo tabiyey in laga hor istaagey indha indheynta goobihii codka laga ridayey ee gobolka Amxaarada, iyo kuwa kale ee gobolada koonfurta.

- Advertisement -

Dr Desalegn Chane, oo ah murashax ka socda xisbiga qaranka ee Amxaarada, ayaa ku sifeeyey xaaladda goobihii codka laga dhiibanayey iney ahaayeen kuwo adag, isagoo intaa ku darey iney jiraan mararka qaarkood waxyaabo sharciga lid ku ah.

Berhanu Nega, oo kamid ah hoggaamiyeyaasha xisbiyada mucaaradka, ayaa sheegay iney jiraan wax is daba marin, iyadoo dhacdooyin kaasi aanan lagu qiimeyn Karin kuwo waa weyn.

Berhanu wuxuu intaa raaciyey in dhacdooyinka ka dhex dhacey doorashada inaaney saameyneyn natiijada doorashada. Xisbiyada mucaaradka qaarkood, ayaa qaadacey doorashadan, iyagoo sheegay in la xir xirey madaxdooda, dhibaatooyin kalana loo geystay.

Latest stories