HomeCaalamkaTobaneeyo Maleeshiyo oo lagu dilay Afganistan

Tobaneeyo Maleeshiyo oo lagu dilay Afganistan

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Wasaaradda Difaaca ee dalkaasi waxay sheegtay in Duqeyn xalay lagu dilay 14 ka tirsan Maleeshiyadda Kooxda Dalibaan oo ku sugnaa Waqooyiga dalkaasi. Diyaaradaha Dagaalka ayaa la sheegay inay beegsadeen goob gabaad ah u ahaa Maleeshiyadaasi oo ku taalla Tuulladda QUSHMAL ee duleedka Degmadda FIROZ NAKHIR ee Gobalka Samangan. Duqeyntaasi waxaa kaloo lagu burburiyey Kayd Hub oo ay ku jireen Hoobiyayaal iyo […]

- Advertisement -

Wasaaradda Difaaca ee dalkaasi waxay sheegtay in Duqeyn xalay lagu dilay 14 ka tirsan Maleeshiyadda Kooxda Dalibaan oo ku sugnaa Waqooyiga dalkaasi.

Diyaaradaha Dagaalka ayaa la sheegay inay beegsadeen goob gabaad ah u ahaa Maleeshiyadaasi oo ku taalla Tuulladda QUSHMAL ee duleedka Degmadda FIROZ NAKHIR ee Gobalka Samangan.

- Advertisement -

Duqeyntaasi waxaa kaloo lagu burburiyey Kayd Hub oo ay ku jireen Hoobiyayaal iyo Qoryaha Boobayaasha Culus iyo qoryaha Fudud.

Dhinaca kale, Kooxda Daalibaan waxay qabsadeen Degmada muhiimka ee IIMAAN SAAHIB oo ku taalla Gobalka KUNDUZ ee Waqooyiga dalkaasi.

Bishii hore, Kooxda Daalibaan waxay sheegeen inay qabsadeen in ka badan 40 Degmo.

Latest stories