HomeCaalamkaIn ka badan 100 Xildhibaan Barlamaan Dal ku yaal Afrika oo laga...

In ka badan 100 Xildhibaan Barlamaan Dal ku yaal Afrika oo laga helay COVID-19

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Dowladda Uganda ayaa waxaa ay ku dhawaaqday in Dhismaha Barlamaanka dalkaasi la xiri doono muddo 2 isbuuc ah, kadib, markii uu dalkaasi ka dillaacay Mowjadda 2-aad ee Cuddurka COVID 19. Bayaanka waxaa lagu xusay inuu Barlamaanka xirnaan doono laga bilaabo bishan June 28-da ilaa bisha soo socota ee July 11-da. Xiritaankaasi ayaa yimid, kadib, markii […]

- Advertisement -

Dowladda Uganda ayaa waxaa ay ku dhawaaqday in Dhismaha Barlamaanka dalkaasi la xiri doono muddo 2 isbuuc ah, kadib, markii uu dalkaasi ka dillaacay Mowjadda 2-aad ee Cuddurka COVID 19.

Bayaanka waxaa lagu xusay inuu Barlamaanka xirnaan doono laga bilaabo bishan June 28-da ilaa bisha soo socota ee July 11-da.

- Advertisement -

Xiritaankaasi ayaa yimid, kadib, markii ay Guddiga Barlamaanka Uganda isbuucii hore shaaciyeen in ka badan 100 Xildhibaan iyo xubno ka tirsan Shaqaalaha Barlamaanka laga helay COVID 19, kadib, markii baaritaano caafimaad lagu sameeyey.

Uganda waxaa laga diiwaan geliye y inay 73,401 oo qof laga helay COVID 19, halka ay 714 kalena u dhinteen.

Latest stories