HomeWararGabar kamid aheyd Ardaydii u fariisatay Imtixaanka Somaliland oo geeriyootay 

Gabar kamid aheyd Ardaydii u fariisatay Imtixaanka Somaliland oo geeriyootay 

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka aan ka heleyno degmada Warcimraan ee Gobolka Togdheer ee Somaliland ayaa waxaa ay sheegayaan in Barkad laga cabo biyaha oo ku taalla halkaas ay ku geeriyootay gabar kamid aheyd dadka deegaanka. Dad ayaa waxaa ay kusoo warrameen in gabadha oo lagu magacaabi jiray Samiira Axmed Xasan ay ku dhacday Barkada, xili ay biyo ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno degmada Warcimraan ee Gobolka Togdheer ee Somaliland ayaa waxaa ay sheegayaan in Barkad laga cabo biyaha oo ku taalla halkaas ay ku geeriyootay gabar kamid aheyd dadka deegaanka.

Dad ayaa waxaa ay kusoo warrameen in gabadha oo lagu magacaabi jiray Samiira Axmed Xasan ay ku dhacday Barkada, xili ay biyo ka dooneysay, kadibna ay Barkada ku dhex geeriyootay, laguna guuleysan waayay in lasoo badbaadiyo.

- Advertisement -

Sidoo kale gabar la socotay Samiira Axmed ayaa iyana ku dhacday Barkada laga cab biyaha ee ku taalla degmada Warcimraan ee Gobolka Togdheer ee Somaliland, waxaana gurmad la sameeyay lagu guuleystay in lasoo badbaadiyo gabadhaas.

Alle ha u naxariistee Samiira Axmed Xasan ayaa kamid aheyd  Ardaydii shalay u fariisatay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad oo ay qaadeyso Wasaaradda Waxbarashada Somaliland.

Dhacadaan ayaa waxaa siweyn uga naxay qoyska gabadha geeriyootay, waxaana sidaan oo kale deegaano ka tirsan Somaliland ay Carruur horey ugu geeriyoodeen Barkad laga cabo biyaha oo ay ku dhaceen.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts