HomeWararQarax Ismiidaamin ah oo lagu weeraray Xero ay Ciidanka Milateriga Soomaaliya ku...

Qarax Ismiidaamin ah oo lagu weeraray Xero ay Ciidanka Milateriga Soomaaliya ku leeyihiin degaanka Biya-cade

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka inaga soo gaaraya gobalka Shabeelada Dhexe ayaa ku warramaya in goordhweyd uu Qarax Khasaaro badan dhaliyay uu ka dhacay Gobolkaasi, waxaana la helayaa faah faahiino dheeraad ah oo kasoo baxaya Qaraxaasi. Qaraxa oo ahaa ismiidamin ayaa waxaa uu ka dhacay Degaanka Biya Cadde ee Gobolka Shabeellaha dhexe, waxaana wararka aan helayno ay sheegayaan in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka inaga soo gaaraya gobalka Shabeelada Dhexe ayaa ku warramaya in goordhweyd uu Qarax Khasaaro badan dhaliyay uu ka dhacay Gobolkaasi, waxaana la helayaa faah faahiino dheeraad ah oo kasoo baxaya Qaraxaasi.

Qaraxa oo ahaa ismiidamin ayaa waxaa uu ka dhacay Degaanka Biya Cadde ee Gobolka Shabeellaha dhexe, waxaana wararka aan helayno ay sheegayaan in Qaraxaasi si gaar ah loola beegsaday afafka hore ee xero ay Ciidanka Milateriga Soomaaliya ku leeyihiin degaankaasi.

- Advertisement -

Wararku waxaa ay tilmaaamyaan in Qaraxu uu ahaa mid aad u xooggan oo khasaaro badan dhaliyay, waxaana jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray Ciidankii ku sugnaa xerada lagu weeraray Qaraxa Ismiidaaminta ahaa.

Inta la xaqiijiyay 4 askari ayaa ku dhintay waxaana ku dhaawacmay tiro kale oo ka mid ahaa Ciidanka Dowladda, waxaana wararku ay intaa ku darayaan dad ku dhaawacmay Qaraxaasi uu kamid yahay Korneel Saneey Cabdulle oo ka tirsan saraakiisha xoogga dalka, Kaasi oo sida la sheegay uu soo gaaray dhaawac fudud.

Wali ma jiro waxfaah faahin intaa dheer oo laga helay weerarkaasi Ismiidaaminta ah ee saaka lagu Qaaday afafka hore ee xero ay Ciidanka Milateriga Soomaaliya ku leeyihiin degaanka Biya-cade ee gobalka Shabeelada Dhexe.

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts