HomeCaalamkaMadaxweynihii koobaad ee dalka Zambia oo geeriyooday

Madaxweynihii koobaad ee dalka Zambia oo geeriyooday

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Kenneth Kaunda, madaxweynihii koobaad ee Zambia ahaana ninka ka nool jiilkiisii hogaamiyeyaasha Afrikaanka ah ee gumaysiga la dagaalamay, ayaa geeriyooday isaga oo 97 jir ah. Kaunda waxa Isniintii la dhigay isbitaal milatari oo ku yaal magaalo madaxda Lusaka, mar oof wareen ku soo booday. Kaaliyayaashiisa ayaa sheegay in aanu qabin Covid-19. Sannadihii 1950-meeyadii, Kaunda wuxu […]

- Advertisement -

Kenneth Kaunda, madaxweynihii koobaad ee Zambia ahaana ninka ka nool jiilkiisii hogaamiyeyaasha Afrikaanka ah ee gumaysiga la dagaalamay, ayaa geeriyooday isaga oo 97 jir ah.

Kaunda waxa Isniintii la dhigay isbitaal milatari oo ku yaal magaalo madaxda Lusaka, mar oof wareen ku soo booday. Kaaliyayaashiisa ayaa sheegay in aanu qabin Covid-19.

- Advertisement -

Sannadihii 1950-meeyadii, Kaunda wuxu ahaa shakhsiyad misaan ku leh ururkii waagaa la odhan jiray dhaqdhaqaaqa xorriyad doonka Woqooyiga Rhodesia ee lagu doonayey in Ingiriiska lagaga xoroobo.

Wuxuu madaxweyne noqoday markii dalku gobanimada qaatay 1964.

Latest stories