HomeCaalamkaMadaxweynaha Nigeria oo ku baaqay dagaal ka dhan ah Boko Xaaraam

Madaxweynaha Nigeria oo ku baaqay dagaal ka dhan ah Boko Xaaraam

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Madaxweynaha  Dalka Nigeria Muhammadu Bukhari ayaa ku baaqay in ciidamada dalkiisa ay isku diyaariyaan dagaal ka dhan ah  kooxda maleeshiyaadka ee Boko Xaaraam. Madaxweynaha  oo booqasho ku tagay magaalada Mayduguri ee xarunta gobolka Borno, oo dhacda waqooyiga-bari dalka Nigeria , halkaasoo ay ku sugan yihiin kooxda Boko Haram, waana goobaha ay inta badan ka sameeyaan […]

- Advertisement -

Madaxweynaha  Dalka Nigeria Muhammadu Bukhari ayaa ku baaqay in ciidamada dalkiisa ay isku diyaariyaan dagaal ka dhan ah  kooxda maleeshiyaadka ee Boko Xaaraam.

Madaxweynaha  oo booqasho ku tagay magaalada Mayduguri ee xarunta gobolka Borno, oo dhacda waqooyiga-bari dalka Nigeria , halkaasoo ay ku sugan yihiin kooxda Boko Haram, waana goobaha ay inta badan ka sameeyaan  dhaq dhaqaaqyada.

- Advertisement -

Sidoo kale Muhammadu Bukhari ayaa shalay khudbad ka hor jeediyay cutubyo ka tirsan ciidanka Nigeria, kuwaasoo  dhawaan  bilaabi doona Hawlgallo ka dhan ah kooxda maleeshiyaadka ee Boko Xaraam gaar ahaan,kuwa ku sugan gobolka Borno.

Madaxweynaha aya muujiyay sida uu u daneynayo  in la soo afjaro dagaalka ka dhanka ah  kooxa Boko Xaraam iyadoo la soo celinayo nabadda iyo dib u dhiska dhamaan goobihii ay dhibaatadu ka dhacday,

“Dagaalkan ma joogsan doono ilaa iyo inta nabad buuxda laga helayo Gobolka Borno”,ayuu yiri,Isaga oo la hadlaayey ciidamada amniga.

Latest stories