HomeCaalamkaDowladda Mareykanka oo la baxeysa Hub ka yaalla dalal Carbeed

Dowladda Mareykanka oo la baxeysa Hub ka yaalla dalal Carbeed

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maamulka Madaxweyne Joe Biden waxay Gantaalladda Lidka Gantallada kale ee PATRIYOOT kala bixi doonan 4 Waddan oo ku yaalla Mandiqada Bariga Dhexe. Wargeyska The Wall Street ee ka soo baxa Marayanka ayaa qoray in Tallabadaasi loogu dan leeyihiin in lagu yareeyo Awoodda Milliteriga Marayknka ee Gobalka Bariga Dhexe iyo Xiisddaha Iran kala dhexeeyo. Waaxda Difaaca Maraykanka ee The Pentagon […]

- Advertisement -

Maamulka Madaxweyne Joe Biden waxay Gantaalladda Lidka Gantallada kale ee PATRIYOOT kala bixi doonan 4 Waddan oo ku yaalla Mandiqada Bariga Dhexe.

Wargeyska The Wall Street ee ka soo baxa Marayanka ayaa qoray in Tallabadaasi loogu dan leeyihiin in lagu yareeyo Awoodda Milliteriga Marayknka ee Gobalka Bariga Dhexe iyo Xiisddaha Iran kala dhexeeyo.

- Advertisement -

Waaxda Difaaca Maraykanka ee The Pentagon waxaa la sheegay inay 8 Gantaalldda Lidka Gantaallada ee PATRIYOOT kala bixi doonan dalalka Sacuudiga, Iraq, Kuwait iyo Urdun.

Sidoo kale, Maraykanka waxay Sacuudiga kala bixi doonan Nidamka Difaaca Gantaalladda ee THAAD¸ kaasi oo Sacuudiga la geeyey xilligii Madaxweynihii hore ee Donald Trump.

Maraykanka waxay Gantaalldda Lidka Gantaallada ee PATRIYOOT iyo Ciiddamo geeyeen Sacuudiga, kadib, markii ay Diyaarado Daroonis oo Iiraan leedahay duqeeyeen Goobo shidaalka laga soo saaro oo ku yaall gudaha Sacuudiga sanadkii la soo dhaafay ee 2020-kii.

Latest stories