HomeCaalamkaMadaxweynihii hore ee Ivory-Coast oo Dembiyo Dagaal loo haysto

Madaxweynihii hore ee Ivory-Coast oo Dembiyo Dagaal loo haysto

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Madaxweynihii hore ee dalkaasi, Lawrant Bagbu oo ay Maxkamadda Caalamiga ee Dembiyadda ee ICC u xiray dilkii ugu yaraan 3,000 oo qof oo lagu dilay shaqaaqooyin ka dhacay dalkaasi sanadkii 2010-kii. Lawrant Bagbu oo la xiray isla sanadkaasi waxaa 6 bilood kadib loo gudbiyey Xarunta Maxkamadda ICC ee magaalladda The Hague ee dalka Netherlands, isagoo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee dalkaasi, Lawrant Bagbu oo ay Maxkamadda Caalamiga ee Dembiyadda ee ICC u xiray dilkii ugu yaraan 3,000 oo qof oo lagu dilay shaqaaqooyin ka dhacay dalkaasi sanadkii 2010-kii.

Lawrant Bagbu oo la xiray isla sanadkaasi waxaa 6 bilood kadib loo gudbiyey Xarunta Maxkamadda ICC ee magaalladda The Hague ee dalka Netherlands, isagoo lagu soo oogay Dembiyo Dagaal oo ka dhan ah Xuquuqda Aadanaha.

- Advertisement -

Labo sano ka hor ayey Maxkamadda ICC sii daysay, isagoo ku noolaa dalka Beljim oo uu ku sugayey waxa ka soo baxa Rafcaanka Maxkamadda ICC.

Madaxweynihii hore ee dalka Ivory Coast, Lawrant Bagbu waxaa la filayaa inuu gelinka dambe ee maanta ka dego Garoonka Caalamiga ee ku yaalla caasimadda dalkaasi ee Abijaan.

Dhinaca kale, Madaxweynaha haatan ka taliya dalkaasi, Alasaana Wataara oo ay mar Xifaaltami jireen Lawrant Bagbu oo waxa uu sheegay inay Dowladda ballan-qadayso Kharajka Safarkiisa iyo xubnaha ka tirsan Qoyskiisaa.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts