HomeCaalamkaShiinaha oo Hawada sare u dirtay Dayax-gacmeed ay Cirbixiyeeno la socdaan

Shiinaha oo Hawada sare u dirtay Dayax-gacmeed ay Cirbixiyeeno la socdaan

Date:

Related stories

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...

Mogadishu sees lull in fighting after mediation

Clashes between Somali government forces and opposition-aligned groups in...

Police say no protest allowed as fighting erupts in Mogadishu

Police in Somalia's capital Mogadishu said security forces were...
- Advertisement -

Dowladda Shiinaha ayaa ku guuleysatay inaay Hawada sare u dirto Dayax-gacmeedkii u horeeyey oo ay dad la socdaan muddo 5 sano ah.

Dayax-gacmeedkaasi oo lagu magacaabo Shenzhou 12 waxa uu saakayto ka kacay Xaruun laga gano Dayax-gacmeedyada oo ku taalla W/Galbeed ee dalkaasi.

- Advertisement -

Telefishinka Dowladda Shiinaha ee CCTV ayaa baahiyey Muuqaalka Dayax-gacmeedkaasi oo ay la socdeen 3 Cirbixiyeen, kuwaasi oo la filayo inay Hawada Sare ku maqnaan doona muddo 90 maalmood ah.

 

Wargeyska Global Times oo  ay Dowladda Shiinaha leedahay waxay ka soo xigteen Ku-xigeenka Agaasimihii naqshdeeyey Dayax-gacmeedkaasi inuu sheegay in Horumarkaasi muujinayo Heerka ugu sareeyey ee ay gaareen Wershadaha  Hawada Sare ee Shiinaha

- Advertisement -

Dayax-gacmeedkii u dambeeyey oo ay Cirbixiyeeno la socdaan oo ay Shiinaha u direen Hawada Sare  waxaa la ganay sanadkii 2016-kii.

Latest stories