HomeCaalamkaWasiiradda Warfaafinta dalalka Carbeed oo Shir uga furmay Qaahira

Wasiiradda Warfaafinta dalalka Carbeed oo Shir uga furmay Qaahira

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Shirkii 51-aad ee Golaha Wasiirada Warfaafinta ee Carbeed ayaa waxa uu ka furmay Xarumaha Dhexe ee Xoghaynta Ururka Jaamacadda Carabta ee ku yaalla Caasimada dalka Masar ee Qaahira. Ajendaha looga hadlayo Kulankaasi waxaa ka mid ah Qoddob la xiriira Istaraatijiyada Warbaahinta Carbeed iyo Dhaqdhaqaaqa Qorshaha Warbaahjinta Caalamka ee Dibedda, si ay Warbaahinta diirada u saaraan […]

- Advertisement -

Shirkii 51-aad ee Golaha Wasiirada Warfaafinta ee Carbeed ayaa waxa uu ka furmay Xarumaha Dhexe ee Xoghaynta Ururka Jaamacadda Carabta ee ku yaalla Caasimada dalka Masar ee Qaahira.

Ajendaha looga hadlayo Kulankaasi waxaa ka mid ah Qoddob la xiriira Istaraatijiyada Warbaahinta Carbeed iyo Dhaqdhaqaaqa Qorshaha Warbaahjinta Caalamka ee Dibedda, si ay Warbaahinta diirada u saaraan Taageeradda Qaddiyadda Reer Falastiin oo looga hortegayo Siyaasadda Israel ee ka dhanka ah Falastiiniyiinta.

- Advertisement -

Ka hor Furitaanka Shirka Wasiirada Warfaafinta dalalka Carbeed waxaa la isla meel dhigay Ajendayaasha Shirkooda, iyagoo ka wada tashadat qoddobo uu ugu muhiimsanaa Doorka Warbaahinta Carbeed ee Ka-hortaga Cuddurka Laayaanka ee COVID 19

Dhinaca kale, Wasiirada Warfaafinta dalalka Carbeed iyo Wafuuda kale waxay Kulan Wada-Tashi ah la yeesheen Xoghayaha Guud ee Ururka aamacadda Carabta, Axmed Abu Kheyd.

 

Latest stories