HomeCaalamkaAskar lagu dilay Qarax ka dhacay waddo ku taalla duleedka Bani-saad

Askar lagu dilay Qarax ka dhacay waddo ku taalla duleedka Bani-saad

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Ilo Deegaanka ayaa sheegay inay 3 Askari oo ka tirsan Milliteriga dalkaasi ku geeriyoodeen qarax miino oo la dhigay Waddo ku taalla duleedka Degmadda Bani Saad ee Gobalka Diyaala ee Bariga dalkaasi. Qaraxa ayaa la sheegay in lala beegsaday gaari Ciiddanj oo marayey Tuullo 25 KM dhanka Koonfur kaga beegan Caasimadda Gobalkaasi ee Bacquuba. Duqa magaalladaasi, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ilo Deegaanka ayaa sheegay inay 3 Askari oo ka tirsan Milliteriga dalkaasi ku geeriyoodeen qarax miino oo la dhigay Waddo ku taalla duleedka Degmadda Bani Saad ee Gobalka Diyaala ee Bariga dalkaasi.

Qaraxa ayaa la sheegay in lala beegsaday gaari Ciiddanj oo marayey Tuullo 25 KM dhanka Koonfur kaga beegan Caasimadda Gobalkaasi ee Bacquuba.

- Advertisement -

Duqa magaalladaasi, Najam Al-Sacaadi oo la hadlay Wakaalladda Wararka Shiinaha ee Shinhuwa (XINHUA) ayaa sheegay inuu Qaraxaasi burburiyey Gaarigii Milliteri, iyadoo ay saddexdii Askari ee la socday Gaarigaasi ay wada geeriyooden.

Maleeshiyada Kooxda Daacish ee ka hawlgala Gobalkaasi ayaa lagu tuhunsan yahay inay ka dambeeyeen Qaraxaasi.

Xaalladda Ammaanka ee dalka Iraq waxa uu muuqdaa inuu soo hagaagay, tan iyo markii ay Ciiddanka Iraq si buuxda ugu itaal sheegteen Kooxda Daacish dabayaaqadii sanadkii 2017-kii.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts