HomeCaalamkaMadaxweynaha Mareykanka oo magacaabay Danjireyaal Cusub

Madaxweynaha Mareykanka oo magacaabay Danjireyaal Cusub

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden oo haatan ku sugan magaalladda Geneva ee dalka Switzerland ayaa waxaa uu magacaabay 9 Danjire oo cusub, sida laga xigtay Qoraal ka soo baxay Aqalka Cad ee looga arrimiyo dalkaasi. Danjirayaasha la magacabay ayaa kala ah: 1. Thomas Nides oo loo magacaabay Daniraha Israe 2. Julianne Smith oo loo magacaabay […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden oo haatan ku sugan magaalladda Geneva ee dalka Switzerland ayaa waxaa uu magacaabay 9 Danjire oo cusub, sida laga xigtay Qoraal ka soo baxay Aqalka Cad ee looga arrimiyo dalkaasi.

Danjirayaasha la magacabay ayaa kala ah:

- Advertisement -

1. Thomas Nides oo loo magacaabay Daniraha Israe

2. Julianne Smith oo loo magacaabay Ergayga Maraykanka ee Isbahaysiga NATO.

3. Ken Salazar oo loo magacaabay Daniraha dalka Mexico.

- Advertisement -

4. Chesley Sullenberger oo loo magacaabay Wakiilka Maraykanka ee Golaha Ururka Duullimaadka Rayidka ee Caalamka (ICAO).

Sidoo kale, Joe Biden waxa uu magacaabay Danjirayaasha Maraykanka u joogi doona dalalka Sri Lanka, Gambia, Gini, Costa Rica iyo Paraguay.

Si kastaba ha ahaatee, dhamaan Danhjirayaasha la magacaabay waxay u baahan yihiin inay ansixyaan Mudanayaasha Aqalka Senedka Maraykanka oo la hor geyn doono.

Latest stories