HomeCaalamkaBoko Haram oo dooratay Hoggamiye Cusub

Boko Haram oo dooratay Hoggamiye Cusub

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Muuqaal Video ah oo ay Kooxda Boko Haram soo saartay waxay si rasmi ahaan u xaqiijiyeen inuu geeriyooday Hoggaamiyahoodii hore, Abuubakar Sheku, kaasi oo ay sheegeen in lagu dilay Iska horimaad ay la galeen Maleeshiyo taabacsan Kooxda Daacishta ee Galbeedka Afrika ka dagaalanta. Wakaalladda Wararka Faransiiska ee AFP oo la soo garsiiyey Fariinta Muuqaalka ee […]

- Advertisement -

Muuqaal Video ah oo ay Kooxda Boko Haram soo saartay waxay si rasmi ahaan u xaqiijiyeen inuu geeriyooday Hoggaamiyahoodii hore, Abuubakar Sheku, kaasi oo ay sheegeen in lagu dilay Iska horimaad ay la galeen Maleeshiyo taabacsan Kooxda Daacishta ee Galbeedka Afrika ka dagaalanta.

Wakaalladda Wararka Faransiiska ee AFP oo la soo garsiiyey Fariinta Muuqaalka ee Boko Haram waxaa lagu sheegay inay Hoggaamiyaha Cusub u doorteen Bakura Madu, kaasi oo ka soo muuqday Muuqaalkaasi oo aan Taariikh lahayn.

- Advertisement -

Hoggaamiyaha cusub waxa uu ugu baaqay Maleeshiyada Boko Haram inay ka soo horjeestaan Taliyaha Kooxda Daacish, Abu Muscab Al-Barnaawi, kaasi oo hore u shaaciyey inuu isagu dilay Hoggaamiyihii hore ee Boko Haram, Abuubakar Shekau.
In ka badan 400,000 oo qof ayaa lagu dilay Dagaalka ay Kooxda Boko Haram ka wadaan W/bari ee dalka Nigeria, kaasi oo socday tan iyo sanaadkii 2009-kii.

Latest stories