HomeWararTurkiga oo ballan qaad cusub u sameeyay maamulka Gobolka Banaadir

Turkiga oo ballan qaad cusub u sameeyay maamulka Gobolka Banaadir

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddoomiye ku-xigeenka howlaha guud ee maamulka gobolka Banaadir Faarax Cabdi Diini iyo Xoghayaha guud ee gobolka Banaadir Xiireey Axmed Rooble ayaa magaalada Istanpul kulan kula qaatay xoghayaha guud ee Midowga Magaalooyinka dalka Turkiga iyo Dunida oo markii magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaano ( TDBB). Kulankan ayaa looga hadlay sidii dowlada Turkiga ay u sii xoojin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiye ku-xigeenka howlaha guud ee maamulka gobolka Banaadir Faarax Cabdi Diini iyo Xoghayaha guud ee gobolka Banaadir Xiireey Axmed Rooble ayaa magaalada Istanpul kulan kula qaatay xoghayaha guud ee Midowga Magaalooyinka dalka Turkiga iyo Dunida oo markii magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaano ( TDBB).

Kulankan ayaa looga hadlay sidii dowlada Turkiga ay u sii xoojin laheyd mashaariicda horumarineed ee laga fulinaayo magaalada Muqdisho si Caasimadda ay usoo ceshato maqaamkii ay ku laheyd Caalamka,
Xoghayaha guud ee Midowga Magaalooyinka dalka Turkiga iyo Dunida oo markii magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaano ( TDBB) ayaa balan qaaday in dowladaha hoose ee Turkiga ay taageeri doonan barnaamijkayada lagu horumarinaayo magaalada Muqdisho islamarkaana ay kala hadli doonan wadada xiriirka kala dhaxeeya dalka Turkiga sida ay kaalin uga qaadan lahaayeen dib udhiska Caasimadda Soomaaliya.

- Advertisement -

Guddoomiye ku-xigeenka howlaha guud ee maamulka gobolka Banaadir iyo Xoghayaha guud ee gobolka Banaadir maalmaha soo socda kulama la qaadan doonan qaar kamid ab madaxda kala duwan ee dowlada Turkiga si ay ugala hadlaan horumarinta Caasimadda Jamhuuriyada Soomaaliya ee Muqdisho.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts