HomeWararSoomaaliya iyo Kenya oo isku raacay in la xoojiyo xiriirka labada dal

Soomaaliya iyo Kenya oo isku raacay in la xoojiyo xiriirka labada dal

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa isku raacay in la xoojiyo xiriirka labada dal, dibna loo furo safaaradaha Muqdisho & Nairobi, kaddib wada-hadal dheer oo dhanka taleefanka ay ku yeesheen Wasiirrada Arrimaha Dibedda ee labada dal. Wada hadalka ayaa u dhexmaray Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Maxamed C/rizaak iyo dhiggiisa dalka Kenya Raychelle Omamo, waxaana ay si […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa isku raacay in la xoojiyo xiriirka labada dal, dibna loo furo safaaradaha Muqdisho & Nairobi, kaddib wada-hadal dheer oo dhanka taleefanka ay ku yeesheen Wasiirrada Arrimaha Dibedda ee labada dal.

Wada hadalka ayaa u dhexmaray Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Maxamed C/rizaak iyo dhiggiisa dalka Kenya Raychelle Omamo, waxaana ay si qoto dheer uga wada hadleen sidii dib loogu soo celin lahaa xiriirkii laba dal, iyo hormar mira dhal ah oo laga gaaro wada hadalada u socda labada dowladood.

- Advertisement -

Sidoo kale Labada wasiirba ayaa waxay dib u xaqiijiyeen baahida loo qabo in si deg deg ah dib loogu furo safaaradooda ee kala ah Kenya iyo Soomaaliya ee Nairobi iyo Muqdisho, waxayna ku nuuxnuuxsadeen muhiimadda ay leedahay in la hagaajiyo xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal.

Waxaana labada Wasiir ayaa muujiyay rajo weyn oo ah in la horumariyo ganacsiga, amniga iyo xiriirka dhaqan ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts