HomeCaalamkaRa'iisul Wasaare ka badbaaday in Codka kalsoonida lagala noqdo Xukuumadiisa

Ra’iisul Wasaare ka badbaaday in Codka kalsoonida lagala noqdo Xukuumadiisa

Date:

Related stories

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...

Commander ousted after reported refusal to deploy troops

- Somali President Hassan Sheikh Mohamud has removed the...

Pirate attacks on two commercial ships thwarted off Somalia

Armed pirates attacked two commercial vessels in separate incidents...

Race intensifies for Somalia Lower House speaker post

Competition is intensifying for the position of Speaker of...
- Advertisement -

Ra’isul-wasaaraha dalka Japan Yoshihide Suga ayaa waxaa uu maanta ka badbaaday Codka Kalsoonida ee loo qaaday Xukuumadiisa, kadib, 9 bilood oo uu xilkaasi hayey.

Mooshinka waxaa ka difaacay Xisbiga uu RW Suga ka tirsan yahay ee LDP iyo Isbahaysigooda oo Aqlabiyad ku leh Aqalka Hoose ee Barlamaanka.

- Advertisement -

 Afar Xisbi oo Mucaarad ah ayaa ku baaqay Cod-bixintaasi, kadib, markii uu Xisbiga LDP ku gacan-sayray in Xilliga Fadhiga Barlamaanka oo ku ekaan doonaa  berrito oo Arbaco ah lagu kordhiyo muddo 3 bilood.

Latest stories