HomeCaalamkaMadaxweyneyaasha Putin iyo Biden oo kulankoodii ugu horeeyey yeelanaya

Madaxweyneyaasha Putin iyo Biden oo kulankoodii ugu horeeyey yeelanaya

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Madaxweynayaasha Raashiya iyo Maraykanka ayaa la filayaa inay berrito kulan Xasaasi ah ku yeeshaan magaalladda Jineefa ee dalka Switzerland. Afhayeenka Aqalka Keremiliinka ee looga taliyo Raashiya, Dimitri Peskov waxaa uu sheegay in Madaxweyne Valadamir Putin iyo Joe Biden ay yeelan doonaan kulan labo qeyb oo socon doono 4 ilaa 5 saacadood oo xiriir ah. Madaxweyne […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynayaasha Raashiya iyo Maraykanka ayaa la filayaa inay berrito kulan Xasaasi ah ku yeeshaan magaalladda Jineefa ee dalka Switzerland.

Afhayeenka Aqalka Keremiliinka ee looga taliyo Raashiya, Dimitri Peskov waxaa uu sheegay in Madaxweyne Valadamir Putin iyo Joe Biden ay yeelan doonaan kulan labo qeyb oo socon doono 4 ilaa 5 saacadood oo xiriir ah.

- Advertisement -

Madaxweyne Putin iyo Biden ayaa ka wada hadli doona xiriirka labada dal, xaalladaha Caalamka, Heshiiska Nukliyeerka, Istaraatiiyada Deganaanshaha iyo  sidii la isaga kaashan lahaa La-dagaalanka COVID 19.

Kulankaasi waxa uu noqon doonaa Shirweynihii u horeeyey ee ay Madaxweynayaasha Raashiya iyo Maraykanka yeeshaan tan iyo markii uu Madaxweyne Putin uu Donald Trump kula kulmay Caasimadda dalka Finland ee Helsinki bishii July ee sanadkii 2018-kii.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts