HomeCaalamkaMadaxweynihii hore ee dalka Zambia oo la dhigay Isbitaal

Madaxweynihii hore ee dalka Zambia oo la dhigay Isbitaal

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Kenneth David Kaunda oo 97 jir ayaa la dhigay Isbitaalka Milliteriga ee ku yaalla Caasimadda dalkaasi ee Lusaaka, iyadoo laga daaweynayo Xanuun aan la shaacin.

Kaaliyaha Maamulkiisa, Rodrik Nagola waxa uu sheegay inuu Kenneth Kaunda xanuun dareemay, lana dhigay Xarunta Daaweynta ee The Maina Soko Medical Center ee magaalladda Lusaka.

- Advertisement -

Waxa uu intaasi ku daray in Kooxda Daaweynta ku hawlan yihiin sidii uu u soo kaban lahaa Madaxweynihii hore ee dalkaasi.

Kenneth David Kaunda oo lagu naanayso KK waxa uu Madaxweyne ka ahaa dalka Zambia, laga soo bilaabay sanadkii 1964-kii oo ay ka xoroobeen Gumeysigii Ingiriiska, isagoo xilkaasi hayey tan iyo sanadkii 1991-kii.

Waxa uu ka mid yahay Geesiyayaasha Xorriyadda ee tirada yar Qaaradda Afrika ee weli sii nool.

Latest stories