HomeCaalamkaTaliye muhiim u ah Ururka Daalibaan oo la qabtay

Taliye muhiim u ah Ururka Daalibaan oo la qabtay

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Taliye Ruuxullaahi Ruuxaani oo ahaa Taliye qeybeed ka tirsan Ururkaasi ayaa lagu qabtay Hawlgal ka dhacay Degmadda Yangi Qala ee Gobalka Takhar ee Waqooyiga dalka Afganistan.   Afhayeenka Deegaanka, Xamiid Mubarays oo la hadlay Wakaalladda Wararka Shiinaha ee Shinhuwa ayaa sheegay in Taliyahaasi lala qabtay mid ka mid ah Ilaaladiisa, kadib, markii ay Hawlgal Khaas […]

- Advertisement -

Taliye Ruuxullaahi Ruuxaani oo ahaa Taliye qeybeed ka tirsan Ururkaasi ayaa lagu qabtay Hawlgal ka dhacay Degmadda Yangi Qala ee Gobalka Takhar ee Waqooyiga dalka Afganistan.

 

- Advertisement -

Afhayeenka Deegaanka, Xamiid Mubarays oo la hadlay Wakaalladda Wararka Shiinaha ee Shinhuwa ayaa sheegay in Taliyahaasi lala qabtay mid ka mid ah Ilaaladiisa, kadib, markii ay Hawlgal Khaas ah fuliyeen Ciiddanka Sirdoonka Afganistan ee NDS.

 

Dhinaca kale, Ciiddanka Ammaanka ee dalkaasi waxay dib u qabsadeen Degmadda Khaan Abad oo ay Maleeshiyadda Daalibaan la wareegeen dabayaaqadii isbuucii hore.

Latest stories