HomeCaalamkaDowladaha Gacanka Carbeed oo War kasoo saaray Duqeyntii Xuutiyiinta

Dowladaha Gacanka Carbeed oo War kasoo saaray Duqeyntii Xuutiyiinta

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Dowladaha Imaaraadka, Baxrayn iyo Barlamaanka Carbeed ayaa waxaa ay si kulul u cambaareeyeen falkii ay Kooxda Xuutiyiinta ay Diyaarad Daroon ah shalay ugu weerareen Gobalka CASIIR ee  K/Galbeed ee dalka Sacuudiga. Afhayeenka Ciiddanka Madaniga ee Gobalkaasi, C/Casiis AL-Jalban waxa uu sheegay in Diyaaradda Daroon oo laga soo buuxiyey Waxyaabaha qarxa ay ku dul-dhacday Dugsi ku […]

- Advertisement -

Dowladaha Imaaraadka, Baxrayn iyo Barlamaanka Carbeed ayaa waxaa ay si kulul u cambaareeyeen falkii ay Kooxda Xuutiyiinta ay Diyaarad Daroon ah shalay ugu weerareen Gobalka CASIIR ee  K/Galbeed ee dalka Sacuudiga.

Afhayeenka Ciiddanka Madaniga ee Gobalkaasi, C/Casiis AL-Jalban waxa uu sheegay in Diyaaradda Daroon oo laga soo buuxiyey Waxyaabaha qarxa ay ku dul-dhacday Dugsi ku yaalla Gobalka CASIIR.

- Advertisement -

Waxa uu intaasi ku daray inaysan cid wax ku noqonin Duqeyntaasi oo burbur u geystay Dhismaha Dugsiga.

Dhinaca kale, Ururka Islaamka ee OIC iyo Barlamaanka Carbeed waxay Cambaareeyeen Duqeynta ay Xuutiyiinta geysteen, waxayna ugu baaqeen Beesha Caalamka inay tallaabo ka qaadaan Dhaqdhaqaaqyada Kooxdaasi ku carqaladaynayso Deganaanshaha iyo Ammaanka Mandiqada.

Latest stories