HomeCaalamkaMilkiilayaal diiday inay Diplomaasi u dhashay Israa’iil ka kireeyaan Guryo

Milkiilayaal diiday inay Diplomaasi u dhashay Israa’iil ka kireeyaan Guryo

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Ku-dhawaad 6 bilood kadib, markii David Govrin loo soo magacaabay Madaxa Xafiiska Xiriirinta Israel u jooga dalka Moroko waxa uu weli ku dhex shaqeeya Hotelka uu deggan yahjay. Milkiilayaasha Morookaanka waxay diideen inay Diplomaasiga Israel ka kireeyaan Guri ay adeegsadaan Ergada Diplomaasiyiinta Israel ee ku sugan Moroko. David Govrin waxa Madaxa Xafiiska Xiriirinta Israel eeu […]

- Advertisement -

Ku-dhawaad 6 bilood kadib, markii David Govrin loo soo magacaabay Madaxa Xafiiska Xiriirinta Israel u jooga dalka Moroko waxa uu weli ku dhex shaqeeya Hotelka uu deggan yahjay.

Milkiilayaasha Morookaanka waxay diideen inay Diplomaasiga Israel ka kireeyaan Guri ay adeegsadaan Ergada Diplomaasiyiinta Israel ee ku sugan Moroko.

- Advertisement -

David Govrin waxa Madaxa Xafiiska Xiriirinta Israel eeu jooga Moroko loo soo magacaabay bishii Janaayo ee sanadkan, kadib, markii ay Dowladda Moroko iyo Israel kala saxiixdeen dabayaaqadii sanadkii hore Heshiis lagu caadiyeynayey Xiriirkooda.

Sida laga soo xigtay Warbaahinta dalka Moroko, dadka ku nool Caasimadda waxay ku gacan-sayreen inay Guri ka kireeyaan Ergada Israel.

Shabakadda Wararka ee Asaxiifa ayaa qortay in Dulaalinta Guryaha ay marar badan ku hungoobeen inay Milkiilayaasha ka dhaadhiciyaan inay Diplomaasiga Israel ka kireeyaan Guryaha, balse ay dhamaantooda ka biyo diideen.

- Advertisement -

David Govrin oo horey u ahaa Safiirka Israel u joogay Masar waxaa la sheegay inuu weli iska dhex joogo Hotelka uu ka deggan yahay Caasimadda dalka Moroko ee Rabaad.

Latest stories