HomeCaalamka12 sano kadib Yahuudda oo Ra'iisul Wasaare Cusub yeelatay

12 sano kadib Yahuudda oo Ra’iisul Wasaare Cusub yeelatay

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Naftali Bennett ayaa goordhaweyd loo dhaariyay Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Yahuudda, waxaana uu Baddalayaa Ra’iisul Wasaarihii ka horreeyay ee Beyimin Netanyahu.

Baarlamaanka Yahuudda ayaa u coddeyay Naftali Bennett inuu noqdo Ra’iisul Wasaaraha cusub, kadib 12 sano oo uu xukun hayay Netantahu.

- Advertisement -

 

Isra’el ayaa waxaa ku dhacay isbeddel dhinacyo badan taabanaya oo ah dhanka hoggaanka, iyadoo dhawaan waxlaag baddalay hoggaan Hay’adda Mosad oo ah sirdoonka ugu weyn ee yahuudda.

Latest stories