HomeCaalamkaPakistan oo diidday inuu Mareykanka dalkeeda saldhig ciidan ku yeesho

Pakistan oo diidday inuu Mareykanka dalkeeda saldhig ciidan ku yeesho

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Wasiirka arrimaha dibadda Pakistan Shaah Maxamed Qureyshi ayaa sheegay dalkiisa inuu u oggolaaneyn Mareykanka inuu Saldhig ciidan ama mid diyaaradeed uu ku yeesho. Qureyshi wuxuu sida oo kale sheegay Mareykanka inaan loo oggolaan doonin inuu duqeymo uu ka geysto bartilmaameedyo ku yaalla gudaha dalka Pakistan.   Hadalka Pakistan ka soo yeeray ayaa ku soo beegmaya […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka arrimaha dibadda Pakistan Shaah Maxamed Qureyshi ayaa sheegay dalkiisa inuu u oggolaaneyn Mareykanka inuu Saldhig ciidan ama mid diyaaradeed uu ku yeesho.

Qureyshi wuxuu sida oo kale sheegay Mareykanka inaan loo oggolaan doonin inuu duqeymo uu ka geysto bartilmaameedyo ku yaalla gudaha dalka Pakistan.

- Advertisement -

 

Hadalka Pakistan ka soo yeeray ayaa ku soo beegmaya xilli uu Mareykanka uu iisu diyaarinayo sidii kumannaan askari ee ka jooga Afghaanistaan uu u la bixi lahaa.

Warar kale ayaa sheegaya inuu Mareykanka uu ka fiirsanayo inuu taageera dhanka cirka ah uu siin karo ciidamada Afghanistaan haddii cadaadis xooggan uu uga yimaaddo ururka Taalibaan marka uu ciidamadiisu la baxo.

- Advertisement -

 

Mareykanka ayaa 2016-kii joojiyey duqeymaha diyaaradihiisa aan duuliyaha lahayn ay ku bartilmaameedsadaan ururka Taalibaan iyo Kooxaha kale ee Islaamiga ee dalkaasi ku sugan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts