HomeCaalamkaWafdi ka socday Turkiga oo booqasho lama filaan ku gaaray Liibiya

Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho lama filaan ku gaaray Liibiya

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Wafdi heer sare oo uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibedda Turkiga, Mafluut Kafusoglu waxay booqasho aan la sii shaacinin maanta ku tageen caasimadda dalka Libiya ee Tripoli.

Wafdigaasi waxaa kaloo ka mid ah Wasiirks Difaaca Turkiga Hulusi Akbar, Arrimaha Gudaha, Suleyman Soylu, Madaxa Hay’adda Sirdoonka Turkiga, Xakan Fidan iyo Afhayeenka Madaxtooyada Turkiga, Ibraahim Kalin.

- Advertisement -

Waxay Kulamo Xasaasi ah la yeelan doonaan Ra’isul-wasaaraha Xukuumadda Ku-meel-gaarka Libiya, C/Xamiid Maxamed Dabiibah, kaasi oo Xilka sii hayn doona ilaa inta ay Doorashada dalkaasi ka dhici doonta bisha December ee sanadkan 2021-ka

Booqashada Wafdigaka socda Dowladda Turkiga ku tageen dalka Libiya waxaa la sheegay inay tahay tii Labaad oo ay ku tagaan dalka Libiya, ka hor Furitaanka Shirweynaha Madaxda Dowladaha Isbahaysiga Reer Galbeedka ee NATO oo ay Turkiga xubin ka tahay, kaasi oo la filayo inuu bishan 14-da ka furmo Xarunta Dhexe ee NATO oo ku taalla caasimadda dalka Beljim ee Barasalis.

Latest stories