HomeCaalamkaDad ku geeriyooday Kiimiko Warshadeed oo ku soo butaacday

Dad ku geeriyooday Kiimiko Warshadeed oo ku soo butaacday

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

8 qof aaa ku geeriyootay, 3 kalena wey ku dhaawacmeen, kadib, markii  ay Sun ka soo butaacday Wershad lagu farsameeyo Kiimikadda oo ku taalla magaalladda Guiyang ee K/Galbeed ee dalkaasi. Warbaahinta Qaranka Shiinaha ee Xaalladaha Degdegga ah ayaa sheegtay inay socdaan baaritaano lagu ogaanayo waxa sababay Shilkaasi oo saakayto dhacay. Kiimikada butaacday waxaa la sheegay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

8 qof aaa ku geeriyootay, 3 kalena wey ku dhaawacmeen, kadib, markii  ay Sun ka soo butaacday Wershad lagu farsameeyo Kiimikadda oo ku taalla magaalladda Guiyang ee K/Galbeed ee dalkaasi.

Warbaahinta Qaranka Shiinaha ee Xaalladaha Degdegga ah ayaa sheegtay inay socdaan baaritaano lagu ogaanayo waxa sababay Shilkaasi oo saakayto dhacay.

- Advertisement -

Kiimikada butaacday waxaa la sheegay inay they Kiimikada laga farsameeyo Sunta loogu tala-galay Cayayaanka.

Shilalka Wershadaha lagu farsameeyo Kiimikadd ee Shiinaha waxaa sanadkii la soo dhaafay u dhintay boqolaal qof.

Sanadkii 2019-kii, Shil ka dhacay Wershad Kiimikada oo ku taalla Bariga dalkaasi waxaa ku naf-waayey 78 qof, halka ay 173 kalena ku geeriyoodeenj shil sanadkii 2015-kii ka dhacay Bakhaar lagu kaydiyo Kiimiko oo ku dhex yaallay Dekedda magaalladda TIYANJIN.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts