HomeCaalamkaIn ka badan kun Weriye oo goobjoog ka noqon doona kulanka Madaxweyneyaal

In ka badan kun Weriye oo goobjoog ka noqon doona kulanka Madaxweyneyaal

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

In ka badan Kun Weriyayaal ka kala socda Warbaahinada ugu waa weyn ee Caalamka ayaa la sheegay inay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Switzerland u gudbiyeen Codsiyadooda ku aadan inay ka qeyb galaan Shirka Madaxweynaha Maraykanka iyo dhigiisa Raashiya ay bishan June 16-da ku yeelan doonaan magaalladda Jineefa. Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Switzerland, Biyeer Alay […]

- Advertisement -

In ka badan Kun Weriyayaal ka kala socda Warbaahinada ugu waa weyn ee Caalamka ayaa la sheegay inay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Switzerland u gudbiyeen Codsiyadooda ku aadan inay ka qeyb galaan Shirka Madaxweynaha Maraykanka iyo dhigiisa Raashiya ay bishan June 16-da ku yeelan doonaan magaalladda Jineefa.

Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Switzerland, Biyeer Alay Elesinger oo la hadlay Wakaalladda Wararka Raashiya ee TASS ayaa xaqiiiyey inay soo gaareen Codsiyada Suxufiyiinta doonaysa inay goobjoog ka noqdaan Kulanka Biden iyo Putin ahj oo noqon doona kii ugu horeeyey ee ay yeeshjaan iyagoo ah Madaxweynayaal.

- Advertisement -

Afhayeenka waxa uu intaasi ku daray in Weriyaaasha buuxiya Shuruudaha loo oggolaan doono inay ka hawlgalaan Shirka Labada Hoggaamiye yeelan doonaan, balse waxa uu shuruud ka dhigay in Suxufiyiinta laga doonayo inay haystaan Shahaadooyinka Tallaalka COVID 19 oo ay ansixisay Dowladda Switzerland, Midowga Europe ama Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO.

Latest stories