HomeCaalamkaHoggaamiye gaboodfal geystay oo codsaday Cafis Dadweyne

Hoggaamiye gaboodfal geystay oo codsaday Cafis Dadweyne

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Madaxweynihii hore ee dalka Kolombiya, JUWAAN MANWEL SANTOS waxa uu codsaday in laga cafiyo Gaboodfalkii ay Milliteriga geysteen xilligii uu ahaa Wasiirka Difaaca ee sida sharci-darada lag dilay Kumanaan qof oo rayid ahaa. JUWAAN MANWEL SANTOS waxa uu hadalkaasi ka hor cadeeyey Guddiga Runta ee dalkaasi, wuxuuna xaqiiiyey inay Ciiddanka dileen dad Rayid ah oo […]

- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee dalka Kolombiya, JUWAAN MANWEL SANTOS waxa uu codsaday in laga cafiyo Gaboodfalkii ay Milliteriga geysteen xilligii uu ahaa Wasiirka Difaaca ee sida sharci-darada lag dilay Kumanaan qof oo rayid ahaa.

JUWAAN MANWEL SANTOS waxa uu hadalkaasi ka hor cadeeyey Guddiga Runta ee dalkaasi, wuxuuna xaqiiiyey inay Ciiddanka dileen dad Rayid ah oo loo diiwaan geliyey inay ahaayeen Dagaalamayaal lagu dilay Iska-horimaadyo hubeysan.

- Advertisement -

Waxa uu Cafis weydiistay HJooyo kasta oo Carruurteeda la dilay xilligii ay Ciiddanka dagaalka kula jireen Kooxihii Fallaagada.

Maxkamadii Ku-meel-gaarka ee Caddaalada ee dalkaasi waxay sheegtay in ugu yaraan 6,402 qof oo Rayid ahaa la dilay muddadii ay Ciiddanka dagaalka kula jireen Fallaagadii Kacaanka Hubeysan ee Kolombiya oo loo soo gaabiyo FARC.

Hoggaamiyihii hore ee dalkaasi, waxa uu Xilka Wasiirka Difaaca hayey muddo ku-dhow 3 sano oo u dhexeysay sanadihii 2006-dii ilaa 2009-kii, xilligii Madaxweyne ALIFARO URIBE.

Latest stories